Madaxweyne Farmaajo oo dib ugu shaqo bilaabay Xafiiskiisa Wasaarada Gaashaandhiga kadib markii …

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa dib ugu shaqo bilaabay xafiiska uu ku leeyahay xarunta Wasaarada Gaashaandhiga ee Muqdisho. Farmaajo ayaa maalmihii ugu dambeeyay ku shaqeenayay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya, waxa uuna kasoo guuray xafiiskii uu ku lahaa Xarunta Wasaarada Gaashaandhiga. Madaxweynaha oo ku shaqeenayay Wasaarada Gaashaandhiga ayaa Madaxtooyada ugu soo laabtay sidii … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo dib ugu shaqo bilaabay Xafiiskiisa Wasaarada Gaashaandhiga kadib markii …